Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kasoo jawaabay Baaqii Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ee la doonayo in lagu xaliyo khilaafka Madaxda Galmudug. Qoraal uu soo saaray Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayuu ku eedeeyay Madaxweynaha Galmudug Xaaf in uu ka dambeeyay khilaafka ka dhax aloosan Madaxda maamulkaasi ee hada … Continue reading Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kasoo jawaabay Baaqii Madaxweyne Farmaajo